Site icon Qaamuus

ereyga

Hay

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-yay, -ysay)

1. (f.g) Wax xafidid. 2. (f.mg) La h.: wax kahelid. 3. (f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hay

aabo | aah | ibajitaysan | daa | kaadi | og | udaabtahays | waabaayow | yaabsan | haadso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version