hayaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Meel fog oo roob ka da'ay xoolo u rarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hayaami ↴
hayaamid [m.f.dh]
eeg hayaan².
hayaamin [m.f.dh]
eeg hayaami.
hayaamiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay in ay cudur siddo. 2. ld hayoomiso, huyuumiso. Cudur hindhiso iyo illin badan leh oo laga qaado hayaamisada iwm; hinjibiso.
hayoomiso [m.dh]
ld hayaamiso (2).
hinjibiso [m.dh]
1. Hayaamiso; hayoomiso. 2. Cudur hinjibisadu keento.
huyuumiso [m.dh]
ld hayaamiso (2).
khayaamid [m.dh]
ld khayaanid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg