Site icon Qaamuus

ereyga

haybaari
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-iyay, -isay)

Baadi xogteed cid weyddiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haybaari

haybaarin [m.f.dh]
eeg haybaari. ld hay-baaris.

haybaaris [m.l]
ld haybaarin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version