Site icon Qaamuus

ereyga

haybad
(m.dh)

Sharaf, xishood, golajoog iwm oo cid ka muuqda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haybad

golajoog [m.l]
1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. 3. Qof waaya-aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.

haybadeysad [m.l]
ld haybadeysasho.

haybadeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof laga habadayso.

haybadeysasho [m.f.dh]
eeg haybadeyso. ld haybadeysad, habadeysi, haybaysad, haybaysasho.

haybadeysi [m.l]
ld haybadeysasho.

haybadeysnaan [m.f.dh]
eeg habadeysan. ld habadeysnaansho.

haybadeysnaansho - [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld habadeys-naan.

haybadeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ka h.: Cid amarkeeda si xushmadi ku jirto u fulin. ld haybayso.

haybasi [m.l]
ld haybadeysasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version