Site icon Qaamuus

ereyga

Haydaaro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haydaaro

haydaaree | haydaarto | haydaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version