Site icon Qaamuus

ereyga

haydalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Neef ido ah wax caatoobey noqosho.

haydalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Neef ido ah wax caato ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydalan

haydalmid [m.f.dh]
eeg haydalan¹.

haydalnaan [m.f.dh]
eeg haydalan². ld haydalnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version