Site icon Qaamuus

ereyga

haydarojiin-cursan
(m.l)

(kiim.) Nooc gaar ah oo haydarojiin aad u firfircoon ah oo la rumeysan yahay inuu jiri karo muddo gaaban oo u dhaxaysa marka uu sameysmo iyo marka uu u muuqdo xumbo ahaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydarojiin-cursan

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version