Site icon Qaamuus

ereyga

Haydh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

(fiis.) Hummaagga oo yeesha iin-muuqaal, ayna sababtay, bikaaco ama muraayad xoodan. Haydh midabkeeda humaaggu waxa uu yeeshaa hariiryo midabaysan, taas oo ay ugu wacantahay hannaanka kala geddisan ee ay midabada kala geddisan u qalloocdaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haydh

aldhihaydh | dhaydhay | dhaydhayasho | dhaydhayo | ribmidab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version