Site icon Qaamuus

ereyga

Haydroograafi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(juqr.) Maaddada la xiriirta barashada biyaha ee dunida dusheeda ah, gaar ahaan marka la fiirinayo muuqaallada dabiiciga ah, rugaha, mugga, iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haydroograafi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version