Site icon Qaamuus

ereyga

Hayl

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.

Hayl

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

1. Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo. 2. Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².

Hayl

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ylay, -yshay)

1. Neef summad hayl ah u yeelid. 2. Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hayl

bakhayl | bakhayl | bakhaylad | bakhaylid | bakhaylnimo | cammir | dhayl | dhayl | dhayladhufaan | dhayladhufaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version