Site icon Qaamuus

ereyga

hayraf
(m.l)

Qubashada uu dhiig ka qubto meel la saray.

hayraf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Meel la saray dhiig ka qubasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hayraf

hayrafid [m.f.dh]
eeg hayraf².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version