Site icon Qaamuus

ereyga

haysimo
(m.dh)

1. Filka wanka loo hayn karo (idaha). 2. Laboodka iyo dheddiga xoolaha isu hayntooda. 3. ld haystimo. Wallac (naag).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haysimo

haystimo [m.dh]
ld haysimo (3).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version