hebdi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Hebed ka dhigid (dheddig xoolaad).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hebdi ↴
hebdid [m.f.dh]
eeg hebed². ld hebdin.
hebdin [m.f.dh]
eeg hebdi. ld hebdid (2).
hebed [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bday, -bedday; -bdi)
1. Hebed noqosho. 2. ld hebdi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg