Heedaddaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Socod tartiib ah oo qof wareersani socdo. 2. ld heedaddaamid.
Heedaddaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Si wareer ku jiro tartiib ugu socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heedaddaan ↴
heedaddaamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg