heeggan
(m.l)ld heegan¹.
heeggan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)ld heegan³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heeggan ↴
heegan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Col yar oo col weyn dib u reeba; raacdareeb. 2. Wax diyaar ah. 3. ld heegmid. ld heeggan¹.
heegan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax la heegay ama heegan ahaansho. ld heeggan².
heegganaan [m.dh]
ld heegnaan.
heegganaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld heegnaan.
heegnaan [m.f.dh]
eeg heegan³. ld heegganaan, heegganaansho, heegnaan-sho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg