Heel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Meel, ood, buuro iwm ay ku wareegsanyihiin. 2. Agagaar.
Heel
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Hoore yar oo weel salkiisa ku haray.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heel ↴
dheel | dheel | dheel | dheelaas | dheelaas | dheelaasid | dheelallaabid | dheelallaabo | dheelallow | dheelallow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg