Site icon Qaamuus

ereyga

heelad
(m.l) (-dyo, m.dh)

1. Sabo. 2. Buur dhaadhaceed oo gabbaad laga dhigto. 3. ld heelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heelad

heelasho [m.f.dh]
eeg heelo. ld heelad.

sabo [m.dh]
1. Dabayl kulul oo xagaaga dhacda. 2. (-ooyin, m.l) Dhul kooban oo ceel ama guri ku wareegsan heelad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version