heelloon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld heellan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heelloon ↴
heellan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Qof wax u dhega nugul ahaansho. 2. Qof wax u diyaar ah ahaansho. ld heelloon.
heelloonaan [m.dh]
ld heellanaan.
heelloonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld heellanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg