Heemaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto. 2. Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira. 3. Hoore yar oo weel salkii ku jira.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heemaar ↴
heemaari | heemaarin | heemaarsad | heemaarsasho | heemaarsi | heemaarso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg