Site icon Qaamuus

ereyga

heemo
(m.dh)

Illin ama duuf aan layska tirin.

heemo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maday, -matay)

1. Degid isu diyaarin. 2. Ku h.: wax ku soo uruurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heemo

taalaasemiiya [m.dh]
(daaw.) Cudur dhiigga ku dhaca oo la iska dhaxlo, kuna badan dalalka badda dhexe, Eeshiya iyo Afrika; waxaan caadi ahayn qaybta borotiinka ee heemogolobiinka. Unugyada cascas ee cudurku saameeyo caadi uma shaqeyn karaan, waana burburaan, taas oo keeneysa dhiig yari.

bilirubiin [m.l]
(daaw.) Walaxyo midabeysan oo ka yimid jajabinta heemogolobiinta dhiigga oo xameetida la socda. Labada ugu muhiimsan waxa weeyaan biilirubiin oo midab hurdi ah leh iyo biiliferdin oo midab cagaar ah leh.

heemasho [m.f.dh]
eeg heemo.

sheemo [m.dh]
ld shiimo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version