Site icon Qaamuus

ereyga

Heen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo. 2. Hoore yar oo weel salkiis ku haray.

Heen

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Subagga fuudka ama maraqa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heen

gaaddaxir | bayd | dheen | duudi | heemaari | heemaarso | heemi | heensad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version