Site icon Qaamuus

ereyga

heense
(m.l) (-sayaal, m.l/dh)

Inta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heense

gaaddaxir [m.l]
Waxyaabaha lagu qurxiyo fardaha marka la heenseeyo.

heensayn [m.f.dh]
eeg heensee.

heensaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Faras heense la saaray ahaansho.

heensee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2]
Faras heense saarid.

heenseysnaan [m.f.dh]
eeg heenseysan. ld heenseysnaansho.

heenseysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld heenseyanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version