Heer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)1. Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo. 2. Jago; derejo.
Heer
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax goyn. 2. Wax heeraar ku samayn.
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Dheeraadsiin*
waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heer ↴
eber sugan | daabad | jaandheer | jabaq | kaahin-dulmadow | kaalori | kaalsiyam | laandheer | laandheeraan | laandheeraansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg