Site icon Qaamuus

ereyga

Heer-tamar electaroon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(kiim.) Kuwantamka ugu muhimsan tiradiisa n waxay soo saarta heerka ugu muhimsan ee tamarta, waxayna leedahay qiimaha 1, 2, 3 iwm (markastoo tirada badato, elegtoroonku wuu ka sii fogaadaa bu'da).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heer-tamar electaroon


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version