Site icon Qaamuus

ereyga

Heeraab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bo, m.l)

Docda hoose ee doonyaha tiir dheer oo ku yaal oo isu haya, shalmaankuna madaxa hoose ku hayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heeraab

shalmaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version