Hees
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-so, m.l)Tix hab dhisan leh oo lagu luuqeeyo.
Hees
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Hees qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hees ↴
olko | qaad | qaaraami | waalo | aleeggad | balwo | buraambur | cod | codee | dhabaq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg