Herin
Qaabnaxa: m.dh/l Isrogrogga:Qof soo dhammaystay tababbarka xeeladaha ugaarsiga oo heri-noobay.
Herin
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga herin ↴
uurkoole | awqoosi | boondhow | boongeli | carrabmaris | deebad | goob | halgame | hanna | haro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg