Site icon Qaamuus

ereyga

Hiddarraac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Baaridda dad ama xoolo meesha asalkoodu ka soo jeedo la raadiyo. 2. Qof ku dhaqma caadooyinka soo jireenka ah ee dadkiisa. 3. ld hiddarraacid.

Hiddarraac

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. (f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkood baarid. 2. (f.mg) Dad iyo xoolo firkood raacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiddarraac

hiddarraacid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version