Higaag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u furmin. 3. Dibbiro, fuur.
Higaag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Suun weel ku dhuujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga higaag ↴
buurbuur | higaagad | higaagan | higaagan | higaagasho | higaagid | higaagmid | higaagnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg