Site icon Qaamuus

ereyga

Higaagan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.

Higaagan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

1. Wax higaag ku xiran ahaansho. 2. Wax fuursan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga higaagan

higaagmid | higaagnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version