Hiif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf¹.
Hiif
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Ereyo huruuf ku jiro cid aan la jeclayn u jeedin. ld huuf².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiif ↴
dhiifoon | dhiifoonaan | dhiifoonaansho | dhiifooni | hiifid | huuf | huuf | huufid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg