hiilis
(m.l)ld hiilin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiilis ↴
hiilin [m.f.dh]
eeg hiili. ld hiilid, hiilis, hiillin, hiillis.
muusannow [m.l]
Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.
muusannow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-naabay, -nawday)
Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg