Hiirammaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Maalidda xoolaha subax hore intaysan qorraxdu soobixin la maalo.
Hiirammaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lay, -shay)Xoolo intaysan qorraxdu soo bixin maalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiirammaal ↴
hiirammaalid | hiirammaalis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg