Hillaac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Iftiin xoog leh oo daruuraha isku dhaca ay bixiyaan waqtiga roobka.
Hillaac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Daruuro isku dhacay iftiin bixin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hillaac ↴
baraf-dhagax | duufaan-onkodle | hillaacid | walalac | walalaclee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg