Hir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)1. Dhaqdhaqaaq biyaha baddu sameeyaan o heerkoodu kor iyo hoos ugu kaco. 2. Muuqaal fog ee caad, bad, buuro iwm ah. 3. Mowjadaha hawada ee baahiya codadka iyo muuqaallada; mowjad.
Hir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)(fiis.) Labid kaleed ee dhextaal ama dululaati. Marka uu hir socdo, garurka ayaa tamarta meel ka kexeeya, geeyana meel kale.
Hir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nafley bar yar oo buuralayda ku nool (ari).
Hir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Meel dheer ka soo muuqasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hir ↴
aakhir | aakhiritaan | aakhiro | aakhirutahan | taabbaggal | baahirsaaf | kaadishir | kaadishir | kaadishirid | kaaha-altaratyolet |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg