Hiraaci
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:H. ah: biyo, war, weel iwm balli ka buuxsamaya.
Hiraaci
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn. 2. Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiraaci ↴
haraaci | haraaci | haraacin | hiraacin | shiraacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg