hirgal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hirgal ↴
taabbaggal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
Wax meel maray ama hirgalay ahaansho.
hirgelid [m.f.dh]
eeg hirgal.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg