hirgelid
(m.f.dh)eeg hirgal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hirgelid ↴
dhaqangal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
Sharci, barnaamij iwm hirgelid.
ful [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ulay, -ushay)
1. Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid. 2. Hawl ama arrin hirgelid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg