hiriq
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)Cod lagu muujiyo hirqashada. Tus. “H. ka dheh”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiriq ↴
dhiriq [m.dh]
Digo aad u qoyan.
jid-dhiriqle [m.l]
1. Xiddigaha cirir mid ka mid ah. 2. Roob da'a xilliga guga. 3. Godadka dayaxu dego midkood.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg