hirwo
(m.dh)Nooc ka mid ah ciyaaraha jaanta iyo jiibta leh oo dhaantada isku bahyihiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hirwo ↴
wiglo [m.dh]
Cod maanseed lagu ciyaaro ciyaarta dhaantada; hirwo. ld wilgo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg