Site icon Qaamuus

ereyga

histoogaraam
(m.l) (-mmo, m.dh)

(xis.) Muujin garaafeedka ee 'data'kooxaysan, ama garaf bedeed leh ballacyo saamiggal la ah doorsoomaha ku yaalla dhidibka jiifa iyo rakaadyada ku yaalla dhidibka taagan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh histoogaraam

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version