Site icon Qaamuus

ereyga

hitee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-teeyay, -taysay)

1. Cid ka aargudasho. 2. Qof ceeb ka rogid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hitee

dhitee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
Caano kaydin.

hitayn [m.f.dh]
eeg hitee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version