hitiq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Qof si tabar yari ku jirto u socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hitiq ↴
hitiqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley hitiq u socodsiin; luudin.
hitiqid [m.f.dh]
eeg hitiq.
hitiqin [m.f.dh]
eeg hitiqi. ld hitiqis.
hitiqis [m.l]
ld hitiqin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg