Site icon Qaamuus

ereyga

hitiqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley hitiq u socodsiin; luudin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hitiqi

hitiqid [m.f.dh]
eeg hitiq.

hitiqin [m.f.dh]
eeg hitiqi. ld hitiqis.

hitiqis [m.l]
ld hitiqin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version