hodantooyo
(m.dh)Lahaanshada hanti badan la yeesho. ld hodannimo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hodantooyo ↴
hodannimo [m.dh]
Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin-nimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg