Site icon Qaamuus

ereyga

Hogatus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Tusaale cid arrin laga siiyo. 2. Sawir iyo wax u eg oo wax lagu muujiyo.

Hogatus

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Cid wax tusaalayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hogatus

hogatusaalee | hogatusaaleyn | hogatusid | hogotusaalee | hogotusaaleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version