Site icon Qaamuus

ereyga

Hoggaamiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

1. ld hoggaanshe. Qof dad hor kaca. 2. Qof wax maamula.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoggaamiye

afyaal | hoggaanshe | keligitaliye | keligitashe | maqaddin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version