hogol
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)1. Daruur. 2. Sayn roob ah oo meel ka curtay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hogol ↴
hogocraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld hogolraac.
hogocraacid [m.f.dh]
ld hogolraacid.
hogolraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Meel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.
hogolraacid [m.f.dh]
eeg hogolraac. ld hogocraacid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg