Site icon Qaamuus

ereyga

hogotusaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eysay)

Arrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hogotusaalee

hogatusaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld hogotusaalee.

hogatusaaleyn [m.dh]
ld hogotusaalee.

hogotusaaleyn [m.f.dh]
eeg hogotusaalee. ld hogatusaaleyn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version