hoh
(Erey Dareen | Exclamation)Erey yaabka iyo baqdinta iyo xanuunku ay dadka ka soo saaraan; hoyey!, caku!, hah!.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoh ↴
tabakar [m.dh]
Geed hohobta u eg oo udgoon oo ubax cillaan ah bixiya.
dhohondhoh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
Nafley, bogga iyo caloosha isku dhegid baahi darteed.
dhohondhohid [m.f.dh]
eeg dhohondhoh.
hohob [m.l]
Kabdaha nooc ka mid ah.
hohob [m.dh]
1. Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno oo macaan bixiya una eg gomoshaaga. 2. (w) Miraha geedkaas.
shohor [m.l] (-rro, m.dh)
Ur xun oo labka nafleydu leeyahay oo la dhibsado; shuruf.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg